Deeq A. Posted December 28, 2020 Madaxweynaha Martida looyahay ee Puntland ayaa kulamo salaan ah ku kala bixiyey Goobaha la dejiyey Masuuliyiinta ku sugan Garowe. Wuxuu Madaxweynuhu la kulmay Xasan Cali Kheyre Raysal wasaarihii hore iyo Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed isla markaasna Ahaan jirey Gudoomiyaha Basrlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Aaden. Sida ay Puntlandi.com xogta ku hayaan lagamawada hadal Siyaasad. Hoos ka daawo Sawirada The post Madaxweyne Deni oo la kulmay Shariif Xasan iyo Kheyre appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites