Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada HirShabelle oo ansixiyey miisaaniyadda 2021-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda maamulkaasi oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2021-ka ee Hirshabeelle.

Cali Guudlaawe ayaa shirka golaha wasiiradda ee maanta warbixo kala duwan uga dhageystay wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta, wasiirka Waasarada Kaluumeysiga, wasiirka Xanaanada Xoolaha, wasiirka  Badroolka, wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada, Wasaarada Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo wasiirka Wasaarada Dastuurka.

Dhan kale golaha wasiiradda Hirshabeelle, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyada 2021 ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo toddobaadkii hore wasaaradda maaliyadda u soo gudbisay golaha wasiiradda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

1af14716-f15c-47fd-9662-813914651d51-1.j 1af14716-f15c-47fd-9662-813914651d51.jpg 2f25bb5b-c5dc-40f7-81d7-7df4c3098b5e-1.j 2f25bb5b-c5dc-40f7-81d7-7df4c3098b5e.jpg 665fd0a7-5968-4c63-a2b3-b99acd526db1-1.j 665fd0a7-5968-4c63-a2b3-b99acd526db1-2.j

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this