Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharixiinta Madaxweynaha iyagoo Muqdisho jooga ayuu Mdx.Farmaajo bilaabay Doorashadii

Recommended Posts

Deeq A.   

Horay ayaa Raysal wasaare Xigeenku Mahdi Guuleed uu meel Fagaare ah ka sheegey in ay Dalka ka dhacayso Doorasho u shax eg tii Jowhar ka dhacdey, Waana tan ay maanta bilaabeen Gudigii lagu muransanaa.

Musharixiinta Madaxweynaha wuxuu Madaxweyne Farmaajo ku mashquuliyey Amaanka Muqdisho, Doorashaduna hoos ayuu ka bilaabay.

Warar Rasmi sh oo Warbaahinta Puntlandi.com heleen Waxay Sheegayaan in Dhuusamareeb iyo Baydhabo ay ka socdaan Arurinta Musharixiinta Senetarada Aqalka Sare , Waxaana howshaas wada Gudiga lagu murankaan yahay.

Musharixiinta ku sugan Hotel Jasiira waxaa lagu mashquuliyey Muqdishaa Dagaal ka bilaabanayaa, iyo Handadaad been ah oo iyaga lagu cabsi galinayo, Laakiin waa Qorshe loogu tala galay iyaga.

Sida hada muuqata Gudiga lagu muran San yahay waxay si caadiya u waysan Shaqadooda, Madaxweynayaasha Hirshabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed qayb ayay ka yihiin.

Puntlandi.com Gaalkacyo

The post Musharixiinta Madaxweynaha iyagoo Muqdisho jooga ayuu Mdx.Farmaajo bilaabay Doorashadii appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this