Haatu Posted April 13, 2010 Originally posted by Allamagan: ^Haatu ksitoo sug lee sheekada mar dhow Gariso aa soo galeysaa lool war maxaa ii maleysey? I couldn't see Maad's picture so I complained only then realising that I could see it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 13, 2010 ^ looool ok maxaa ka aqaane never mind lee ka warhelay aan is iri maxaa daaray igaarka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 ^Ina Cilmiba tiisa waa u nabdoontahaye, maxaa card-ka galgaduud & habarteey habarteey isticmaal nooh! inkastoo xaafadda laga kala qaxay! oo guri laga deganyahay jirin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 13, 2010 ^ loool @ Maadeey war meesha galgaduud & habrteey habaerteey waa ka gudubtay haatan kaararkaas isticmaalkoodi waa horey gubteen xilligii Maxkamadaha u dambeysay hada raggan afka duuban waa dhamaan kuwii hore UIC ee balo-kudhacdaydu meel loogu hagaago iyo si loola mutacaamalo lama yaqaano. Teeda kale waxaa naloo soo sheegay oo nala yiri: "ar isqaboojiya relax wixina cid idiin diidan ma jirto e waa la idiin hayaa gacan fiican ay ku jirtaa ee idinku markaad diyaar tihiin is keena wa la idinku wareejiniye" :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites