Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro” MW Qoor Qoor oo la kulmay waxgaradka Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “ Qoor Qoor” oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulan xog wareysi ah la yeeshay shacabka magaalada,isagoo wax badan ka weydiiyay baahiyaha ay qabaan.

Sidoo kale, madaxweyne Qoor Qoor ayaa u kuurgalay dhaq dhaqaaqa ganacsi iyo hab nololeedka Bulshada Gaalkacyo,wuxuuna dhageystay talooyinka ay soo jeediyeen oo ku aadan horumarinta dadka iyo deegaanka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono amniga kana shaqeyn doono isdhex galka Bulshada walaalalaha ee wada dega magaaladaas.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

132806512_3586080218095647_5051363932249 132823836_3586080761428926_6487842792742 132823836_3586080958095573_9009341405786 132851969_3586079824762353_5459162437041 132947201_3586080054762330_2604375501272 133206498_3586100624760273_4233333522831 133208753_3586079611429041_2280632879120 133249810_3586079721429030_7226264476121 133275125_3586080574762278_8634748000229 133590796_3586080434762292_5754473923933

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this