nuune Posted February 26, 2009 Orange & AT&T, aniga sheekadaan iguma socoto, exirciseka nooc gooni ah ma sheegin calaashaan qaabkii aliindiga loo toli lahaa, ma kaala footo ma suxul suxul mise sidii bakayle tillaabsanaya sidiisi, articelka ma wada akhrin laakin waxaan filayaa in uusan kala cadeyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANTARA Posted February 26, 2009 Horta reer miigu physically waa fit, it must be this especial exercise. Qof dumar ah ayaa barri wadaadka misaajidka xaafada kahadla maqashey isgoo leh habeenka qudha ee ninku u galmoodo xaaskiisa ayaa waxey u qalantaa inuu nin gaala diley. Markaa habeen walba waar kaaley gaalada heynu leynee ayey odhan jirtey.Ninkuna ilaa afartaneeyo ayuu jirey markaa dhowrkii wiigee ugu horeeyey sheekha ducaa iga dhacdey ayuu odhan jirey. Aduu aakhirkee wey ku badisey ciyaaraha. Habeen habeenada ka mid ah ayey sideedi tidhi waar kaaley gaalada heynu dilnee. intuu ninkii boodey buu yidhi naa naga tag kuwani qaar sidaa ku madhanaya ma'ahee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 27, 2009 Well I better get to work then(: Quote Share this post Link to post Share on other sites