Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoogga Dalka oo Sheegay in Ay Qabteen Saraakiil Al-Shabab ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen maanta gobolka Shabeellada hoose ay ku soo qabteen labo sarkaal oo katrasan A lshabab.

Howlgalkaan aya waxaa uu si gaar ah uga dhacay  deegaann ada Galhareeri,Cumar Beere, Maguurto Baalgure,kuwaas oo dhaca gobolka oo ciidamadu ay howlagglo ka wadaan.

Sidoo kale waxaa ay  sheegay saraakiisha ciidamada in raggaan la qabtay ay Al-shabab ay u qaabilsanaayeen uruurinta lacagaha   waxaana ay magacayadooda ay ku sheegeen  Siidow Mayow Xaaji iyo Isxaaq.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this