Sign in to follow this  
Deeq A.

Galkacyo: Dhimashada oo Gaartay 18 iyo Aaska Meydadka uu Ka Qeybgalay Ra’isul Wasaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxa qaraxii jimcihii ka dhacay Galkacyo ayaa sheegaya in dhimashada ay korortay.

Kooxda gurmadka degdega ee Ururka Bisha Cas xafiiska Galkacyo waxay arkeen dhimasho 18 ruux ah oo ay so aadeen gawarida gurmadka. Dhaawac 15 ayaa lasoo daabulay ilaa hada shaqa way wadaan ilaa xalay.

Dhanka kale, ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ka qeybgalay aaska dadkii ku dhintay qaraxa.

Aas weyn oo loo dhigay dadka geeriyooday waxaa sidoo kale ka qeyb galay mas’uuliyiinta iyo shacabka deegaanka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this