Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu RW Rooble kala hadlay odayaasha dhaqanka ee Xeraale?

Recommended Posts

Deeq A.   

ee Gobolka Galgaduud.

War kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu sheegay  in uu Odayaasha kala hadlay Nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta sidii horey loogu sii amba qaadi lahaa.

Sidoo kale Odayaasha ayaa Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyey xaaladaha deegaanka iyo arrimaha u baahan in Xukuumaddu ay wax kala qabato ee dhinacyada horumarka iyo kaabayaasha adeegyada bulshada.

Xeraale ayaa ka mid ah deegaanada ay sida daran u saameeyeen colaadaha, gaar ahaan dagaal beeleedyo sababay dhimasho & dhaawac intaba.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this