Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharaxiinta Mucaaradka Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadlay Ciidamo La Dul-Dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Xubnaha midowga musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa ka hadlay ciidamo saaka la dul-dhigay qaar ka mid ah guryaha ay dagan yihiin musharraxiinta ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Qoraalka ka soo baxay musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore lagu cambaareeyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya iyo in waddooyinka laga xiro shacabka.

Sidoo kale musharraxiinta ayaa uga digay madaxweynaha Soomaaliya inuu ka waan-toobo daan-daasi ay sheegeen inuu ku hayo siyaasiyiinta mucaaradka.


Halkan hoose ka akhriso:

golac-waqrad.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this