Deeq A. Posted December 17, 2020 Musharraxiinta muaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha ee 2021-ka ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ay ciidamada dowladda ka wadaan magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah soo saareen golaha musharraxiinta ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay dul-dhigtay ciidamo dheeraad ah, islamarkaana ay cambaareynayaan tallaabooyinkaasi. Sidoo kale musharraxiinta ayaa ku eedeeyey madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu wado daadaansi dagaal, sida ay hadalka u dhigeen. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites