Jacaylbaro Posted January 5, 2008 Tartan loogu magacdarray ma fool xun tahay, ayaa lagu qabtay dalka Shiinaha, oo noociisu ahaa kii ugu horreeyey ee lagu qabto Shiinaha, ayaa loogu talogalay in lagu doorto boqorka iyo boqorada Shiinaha ugu fool xun. Sida la moodayey ma noqon, waxa u dareeray inay ka qaybgalaan tartanka dad aad u fara badan, kuwa ku guuleysta ayaa loogu talogalay in lagu doonsiiyo 10,000 kun oo lacagta Shiinaha ah. Qaar ka mida dadweynaha Shiinaha ayaan jeclaysan tartankan, iyagoo ku sheegay inuu meel kaga dhacayo shakhsiyada dadnimo, taas oo raad ku yeelan doonta noloshooda dambe, iyaga oo isla markaana dadka kale ka takoori karta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2008 This is your opportunity ladies and gentlemen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted January 5, 2008 Jacaylbaro, waxaan filayaa inaad adigu safka hore ku jirtid, mise taasi waa gaf oo koobkaad u miliqsaneysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2008 dee safka hore yaa ila soo geleya ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted January 5, 2008 waxaa garabkaaga taagan waa Mujahid red Sea uma jeedid miyaa? Serenityna waa taa soo gowsa weyn...Ngongaa idiinku sita laakiin, siduu u kala dheeryahaa i dishey, Isseh iska daa warkiisa Alla haw gargaaree! Dhegdheer Dhucduc meeday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2008 adigu ma sannadkii horaad koobka qaaday ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2008 adigu ma sannadkii horaad koobka qaaday ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted January 5, 2008 Maya, ninkii idin kala hagayaan ahay, siidhiga miyaadan u jeedin? Dadka intaa le'eg oo hadana sidaa aad aragtid u yaal sow in laka hayo maaha? Qaadigiina waan ahay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2008 Sida la yidhi ninka kala hagaa waa ninka ugu laacibsan , now you know your possition Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted January 5, 2008 Ba'aa illaa dadka ilkahaa qurxoonaysiiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
m@@khiri Posted January 5, 2008 Kibaki ma ku jiraa? dee wuu Rig-garaynayaa tan na! yaa la tertami kara? Quote Share this post Link to post Share on other sites