Sign in to follow this  
Deeq A.

Xil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in uu Wareejiyo Laga Sugayaa?!

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad sida uu ku wareejin doono mid ka sareeya.

Xildhibaan Mahad ayaa intaa raaciyey in Soomaalida ay mixnad iyadu lugaheeda ay ku goobatay, taasi oo luqunta iyo lugaha ugu maran

Qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad:

faraa.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this