Sign in to follow this  
Deeq A.

Muqdisho: Ciidamo La Dhigay Jidadka Si Looga Hortago Dibadbaxyo Looga soo Horjeedo Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saaka ciidamo badan la dhigay jidadka qeybo ka mid ah caasimadda Muqdisho iyada oo yar tahay isu socodka dadka iyo gaadiidka.C

Ciidamada la daadiyey ayaa la sheegay in looga hortagayo bannaanbax maanta la filayo inuu ka dhaco Muqdisho kaas oo lagu diidan yahay madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Ilo ku dhow dibad-baxa ayaa Goobjoog News u sheegay iney qorsheynayaa in si nabad ah ay ra’yigooda ku cabiraan, isla markaana aaney u joojin doonin ciidan.

Wararka kala soco Goobjoog

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this