Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo la kulmay xubno ka socda Midowga Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii loo xoojin lahaa wadda shaqeynta howlgalka Midowga Yurub ee (EUCAP) iyo xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Is xog-wareysi kadib ku simaha lataliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Dr. Fabian Loewenberg, ayaa ballan qaaday inay kala qayb qaadan doonan hirgalinta istiraatijiyadda 2010-2023, ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

c0a5a67d-d395-46cf-a932-b5d1e20e2c19-1.j c0a5a67d-d395-46cf-a932-b5d1e20e2c19-2.j c0a5a67d-d395-46cf-a932-b5d1e20e2c19.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this