Deeq A. Posted December 12, 2020 Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG-ka ah ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah: 1 – Akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda sanadka soo socda ee 2021-ka. 2 –Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga. Muddo xileedka xildhibaannada golaha shacabka ayaa waxaa ka harsan maalmo kooban waxaana horyaal ajendayaal muhiim ah iyo miisaaniyadda sannadka 2021-ka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites