Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Shaaciyey Inuu Iska Casiley Xilkii Xildhibaanimada Aqalka Sare Ee Soomaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Munaasibad ka socota Dalka Imaaradka Carabta ayuu ka sheegay inuu caawa soo afmeeray inuu xil danbe Soomaliya ka qabto islamarkaana Uu Sidaa u cadeynaayo Shacabka Somaliland iyo ka Soomaliyaba.

Wuxuu sheegay inaan Soomaliya laga qirsaneyn in Somaliland iyo Soomaliya ahaayen labba Dal oo wax isku darsadey taasina tahey mid ay khasab tahey in ay qiraan Soomaliya si loo wada hadlo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this