Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 8, 2020 Majority of Reer Waqooyi xildhibaanno were out in force in unity and apparently have one leader by the name of Mahdi Maxamed Guuleed. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 8, 2020 Wasiir Beyle: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 8, 2020 Ra'iisul wasaare ku xigeenka: Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 9, 2020 Mucaaradku waxay dhaheen ciirtaada dhame yaa caydaada yaqaan oo ay ula jeedaan reer waqooyiga iyo waxaan usc ahayn ciirteena bay dhamaan, waana inaan anagu u magacawnaa cidii u talin lahayd iyo cidii ka talin lahayd muqdisho labadaba. Banaadiriga iyo reer waqooyigu waa inay toos u hoos yimaadaan usc oo na taageeraan, sababtoo ah caanaha anagaa iska leh. Kuwa soo harayna waa inay hoos tagaan axmed madoobe iyo kenya oo aan si ku meel gaara xulufo u nahay. Waagii jirde iyo xaaji-dool iyo raggii faraha badnaa daaraha ka dhisayeen muqdusho, nimankaan ciirta ku faanaya, miro ciidda laga qado bay doofaarka kula dagaali jireen gal-gaduud. Waa aduunyo caloosha ka raran oo barafuun laysu marsanayo maalin cad. xaqiraadu waa dambi aad u wayn, hadaadse ka maarmi waydo inaad wax xaqirto, taariikhdii hore tii dhexe iyo tan la joogaba wax ka baro. Walaalaha waqooyi galbeed inta midnamda jecel dadka wanaagsan ee soomaaliyeed yaa xaal idin siiyay oo idinja badan, horay u socda oo tashada umadiina dhib iyo dheefba la qaybsada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 9, 2020 4 hours ago, gooni said: Waagii jirde iyo xaaji-dool iyo raggii faraha badnaa daaraha ka dhisayeen muqdusho, nimankaan ciirta ku faanaya, miro ciidda laga qado bay doofaarka kula dagaali jireen gal-gaduud. Horta Jirde Xuseen reerkiisa sartuu Xamar ku lahaa ma iska gadeen? Savoy Centre ka hadlaayaa. Waagii ugu xumeyd xataa lama burburin oo sideeda u dhisneyd. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 10, 2020 Indeed Mahdi is their leader. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 11, 2020 On 12/9/2020 at 8:20 PM, Saalax said: Indeed Mahdi is their leader. Indeed Mahdi is tolka iska dheh nooh. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted December 11, 2020 Saalax is Sub-sub-nationalist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 12, 2020 13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Indeed Mahdi is tolka iska dheh nooh. It is about ideology. Kooxda Cabdi Xaashi wa kooxda Abdishakur iyo Kenya/TPLF, marka wax lagu tageeraba ma arkin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 13, 2020 A large segment of this group didn't vote for Farmaajo last time in 2017. Mahdi Guuleed is a rising star. Now I know Farmaajo is going to win. On 12/9/2020 at 12:29 AM, gooni said: Mucaaradku waxay dhaheen ciirtaada dhame yaa caydaada yaqaan oo ay ula jeedaan reer waqooyiga. Mogadishu Anagaa iska leg kooxda ku taameysa waa in laga guuleystaa. Waa haddii la rabo in dalkan loo sinaado. Xataa waxay garan waayeen in ay Muuse Suudi meel iskaga qufulaan inta ay hawshooda dhameysanayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites