Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo war xasaasi ah ka soo saartay doorashada 2020/21

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si adag loogaga hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee 2020/2021-ka.

Jubbaland ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in aysan doorasho qabin karin, illaa dowladda dhexe ay ciidamadeeda ka soo saareyso gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

PHOTO-2020-12-06-06-06-59

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this