Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshin Ay Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Gudbiyay Hay’adda UNDP Oo Fashilmay Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mooshikii laga keenay hay’adda UNDP, ayaa jabay kadib markii shuruudihii looga baahnaa la waayay.

Mooshinkaasi oo ay soo gudbiyeen 15 mudane oo uu mid hore uga baxay ayaa maanta 14 mudane mooshin ay ku sexeexan yihiin laga hor akhriyay golaha.

Mooshinkan waxa ka noqday afar mudane,waxa ka maqnaa sadex mudane,waxa ogolaaday todoba mudane.

Hadaba mooshinkaasi muu helin mudanayaashii xeerku u ogalaa oo ahaa 11 mudane,sidaase ayaanu ku qabay.

1.jpg 2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this