Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog:Hogaamiyaha Tigrayga oo Shaaciyey Halku ku sugan Yahay+Hanjabaad culcu oo uu u diray Abiy Axmed.

Recommended Posts

Deeq A.   
Hogaamiyaha Tigreega oo Shaaciyey Halku ku sugan Yahay+Hanjabaad culcu oo uu u diray Abiy Axmed.
 Hogaamiyaha Jabhadda Tigray ( TPLF) Debretsion Gebremichael  ayaa u Sheegay Wakaalada Wararka ee AP inuu weli ku sugan yahay Gudaha Gobolka Tigray siiba Agagaarka Magaalada Caasimada ah ee Mekelle isla markaana uu weli dagaalku socdo, Siina socon doono.
hogaamiyaha-tigreega.jpg?resize=478%2C45

Sidoo kale hogaamiye Gebremichael Ayaa  ugu baaqay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali “inuu joojiyo Waalida” oo Ciidamadiisa kala baxo Gobolka Tigray.

Debretsion Gebremichael wuxuu sheegay inuu kalsooni weyn ku qabo Banaanka isagoo yidhi “Waan hubaa inaan Guuleysan doono”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this