Kulan Posted January 2, 2003 waxan ahay wiil somaliyeed waxaan u bahay nahay gabar somaliyeed oo ila dhaqanah oo ila diin ahah waxaan rabaa walahi gabar cilmileh waxaan ubahay nahay gabar wanaagsan ok waxaan mudo badan badi kobayey gabar ii qalnta lakin waan wayey waxay igu kaliftay in aan badi koobo o bafiyo waa iga dhab yaan loo qadan dheldheel walahi qofkey dan iga kasho ha ila soo xiriiro sida ugu dhaqsinyahay badan markuu ila so xiriiro waxan sinayaa dariiq noleydkayga iyo waxaan ahay oo run ah hana is dhihina kan miyuu washay , layaab yeysan idin ku noqon sida aan wax uso dalbaday sidaa iyo nabdgaliyo iyo jawaab dag dag ah Quote Share this post Link to post Share on other sites