Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HOW ABOUT YOUR SOMALI LANGUAGE ?

Recommended Posts

I was wondering .....

 

Do you normally speak like you can write ? Can you write a similar way when you are speaking ?

 

Is your spoken Somali better than the one you wirite or is the written one better than the spoken one ???

 

 

do you feel comfortable with speaking the Somali language ? ,,,, how about the writing ?? ....

 

 

I can imagine someone like Tuujiye, he speaks differently according to his written Somali .... :D (sorry for the qarxis) ...

 

 

Ok ,, lemme hear from you and what you think ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Allah maxay shaqo la'aanta kaa badatay...wallee ma anaa garan inaa CID tahay su'aalahaaga badan aanba ka yaabay...

 

teeda kale goormaa Boorama kasoo noqotay? sow adigii lahaa Boorama aan aadaa mise marqaan aa Boorama ku tagtay adigoo marfishka dul fadhiya..waxaa noqotay Alladin miyaa with his flying salliga? LooooooooooooooL.

 

Si'aan kuu tuso inaan Af Soomaali kaa badiyo aan waxaas oo dhan usoo qoray...haah waxba muran ha billaabin hada...waan kaa badiyaa Af Soomaali sababtoo ah adiga hal nooc lee taqaanaa meeshaan aniga nooc walba ka aqaan...

 

adiga hadii Koonfur lagu keeno af soomaaligaaga dadka Dictionary ee udoonan lahaayeen laakiin aniga hadaan Hargeysa ama Berbera ama Burco tago wax dhib ah oo aan luuqada kala kulmaayo ma jirto...

 

waxaa laga yaabaa inaan is hilmaamo markaan maqaayad soo galo oo aan is dhaho bal digaag dalbo oo uu afka iga xado "Adeer Dooro Ma Taashaa?" ;)

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Adeer Dooro Ma Taashaa?"

what is ma taashaa ?? ....... kaasaa afsoomaaligaaga ah sow maaha ? :D

 

 

Horta maba imanaysid burco iyo hargeysa oo waatii laguugu taag waayay .... laakiin ma hubtaa sidaa aaad afsoomaaligaaga u qortay inaad ugu hadli doonto ,,, qof baa igu lahaa sida qotiduu u hadlaaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Hadalka iyo qoritaanka, qoritaankaa aad iigu fudud. Not because I don't know the language but I have to think about what I am going to say when speaking in Somali

Share this post


Link to post
Share on other sites
chubacka   

My spoken somali is embarrassing...I think I need more SOMALI speaking friends or a looong spell in Somalia. either or.

 

SOL is hlping me learn to read somali though!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^then we should make you mad more often,so you can speak/write like an ayeeyo.

 

aniga, haldalkeeyga wuu isku dhex qasanyahay ,xooga ingiriis here and there.mar marna waan iska yaabiyaa kalmado waaweeyn baan soo tuurta. Ha sa yeeshee(sp?)(ok i don't know if that means however/but , laakin it sounds good) hadaan ogahay in'aad taqaantid af ingiriis mababa isku deyikaro in aan kugu la hadlo somali.Laakin SOL aad iyo aad baan uga faa'ideeystay ee had iyo jeer waxaan isku dayaa in aan ku qoro ama akhriyo somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninka mowduucan furay, hadduu Afsoomaaligaaga heersare yahay, noo micneey

hoos ku qoran. Hees sahlan waaye, oo Afsoomaal dhab lagu qoray.

 

Diinleeya, adale

Diinleeya, adale

 

Diinleeya, adale

Diinleeya, adale

 

Aduunyadaan la deera la waayee

Deeq ii maal

Daraja lan diida la waayee

Malagii ku dilay lahaay sidiisiyo

Aakhiraa lan doona la waayee

 

Diinleeyaa, adale

Diinleeya, adale

 

I duleysadee, i duleysadee

Caashaquun i duleysadee

Alloow i daawee

 

Hees micno weyn ka dambeyso about nolosha ifka, qof jecleysi, hanti jecleysi iyo adduun ka daba orod. Very powerfully philosophical, yet simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this