Jacaylbaro Posted October 30, 2007 I was wondering ..... Do you normally speak like you can write ? Can you write a similar way when you are speaking ? Is your spoken Somali better than the one you wirite or is the written one better than the spoken one ??? do you feel comfortable with speaking the Somali language ? ,,,, how about the writing ?? .... I can imagine someone like Tuujiye, he speaks differently according to his written Somali .... (sorry for the qarxis) ... Ok ,, lemme hear from you and what you think .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted October 30, 2007 Allah maxay shaqo la'aanta kaa badatay...wallee ma anaa garan inaa CID tahay su'aalahaaga badan aanba ka yaabay... teeda kale goormaa Boorama kasoo noqotay? sow adigii lahaa Boorama aan aadaa mise marqaan aa Boorama ku tagtay adigoo marfishka dul fadhiya..waxaa noqotay Alladin miyaa with his flying salliga? LooooooooooooooL. Si'aan kuu tuso inaan Af Soomaali kaa badiyo aan waxaas oo dhan usoo qoray...haah waxba muran ha billaabin hada...waan kaa badiyaa Af Soomaali sababtoo ah adiga hal nooc lee taqaanaa meeshaan aniga nooc walba ka aqaan... adiga hadii Koonfur lagu keeno af soomaaligaaga dadka Dictionary ee udoonan lahaayeen laakiin aniga hadaan Hargeysa ama Berbera ama Burco tago wax dhib ah oo aan luuqada kala kulmaayo ma jirto... waxaa laga yaabaa inaan is hilmaamo markaan maqaayad soo galo oo aan is dhaho bal digaag dalbo oo uu afka iga xado "Adeer Dooro Ma Taashaa?" Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 30, 2007 "Adeer Dooro Ma Taashaa?" what is ma taashaa ?? ....... kaasaa afsoomaaligaaga ah sow maaha ? Horta maba imanaysid burco iyo hargeysa oo waatii laguugu taag waayay .... laakiin ma hubtaa sidaa aaad afsoomaaligaaga u qortay inaad ugu hadli doonto ,,, qof baa igu lahaa sida qotiduu u hadlaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 30, 2007 My hadal is better than my qoraal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted October 30, 2007 Hadalka iyo qoritaanka, qoritaankaa aad iigu fudud. Not because I don't know the language but I have to think about what I am going to say when speaking in Somali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 30, 2007 Aniga wa iskukay mid qoraal iyo hadal saan u qoro uun ugu hadla. Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted October 30, 2007 My spoken somali is embarrassing...I think I need more SOMALI speaking friends or a looong spell in Somalia. either or. SOL is hlping me learn to read somali though! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xalimopatra Posted October 31, 2007 My writen is clearer then my spoken when I'm calm. Lakiin markaan xanaqo.....It's like the ayeeyo in me comes out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 31, 2007 ^then we should make you mad more often,so you can speak/write like an ayeeyo. aniga, haldalkeeyga wuu isku dhex qasanyahay ,xooga ingiriis here and there.mar marna waan iska yaabiyaa kalmado waaweeyn baan soo tuurta. Ha sa yeeshee(sp?)(ok i don't know if that means however/but , laakin it sounds good) hadaan ogahay in'aad taqaantid af ingiriis mababa isku deyikaro in aan kugu la hadlo somali.Laakin SOL aad iyo aad baan uga faa'ideeystay ee had iyo jeer waxaan isku dayaa in aan ku qoro ama akhriyo somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 31, 2007 Ninka mowduucan furay, hadduu Afsoomaaligaaga heersare yahay, noo micneey hoos ku qoran. Hees sahlan waaye, oo Afsoomaal dhab lagu qoray. Diinleeya, adale Diinleeya, adale Diinleeya, adale Diinleeya, adale Aduunyadaan la deera la waayee Deeq ii maal Daraja lan diida la waayee Malagii ku dilay lahaay sidiisiyo Aakhiraa lan doona la waayee Diinleeyaa, adale Diinleeya, adale I duleysadee, i duleysadee Caashaquun i duleysadee Alloow i daawee Hees micno weyn ka dambeyso about nolosha ifka, qof jecleysi, hanti jecleysi iyo adduun ka daba orod. Very powerfully philosophical, yet simple. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 31, 2007 Adiguna waaa markaad wax isku qasi jirtay .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted October 31, 2007 no conprendi amigo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 31, 2007 Adiga afsoomaaligaagii ma kaas buu noqday ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted October 31, 2007 Aniga saan u qoro lee u hadlaa. 'cept markaan reeraha dhex joogo afka dhan asoo i xanuunaayaa ka soo tagaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted October 31, 2007 Aay eem naat feery guud ween aay eem sbeaking Soomaali..... Quote Share this post Link to post Share on other sites