Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cumar Filish oo baaq u diray shacabka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu baaq ugu jeediyey shacabka ku dhaqan caasimadda, isaga oo ka dalbaday in ay ciidamada dowladda kala shaqeeyaan sugida amniga.

Cumar Filish ayaa sidoo kale eedeyn culus u jeediyey midowga musharraxiinta ee dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu walaac ka muujiyey warkii ay soo saareen ee lagu faafiyey baraha bulshada ee Internet-ka, kaas oo ay uga hadleen walaac ay ka qabaan amnigooda.

Halkan hoose ka aqriso:-gobolka-ban.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this