Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaarihii Hore Ee Suudaan Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Khartoum)-Raysal Wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa u geeriyooday cudurka Covid-19 xilli lagu daweynayay cisbitaal ku yaalla dalka Imaaraatka Carabta, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbiga uu ka tirsanaa ee NUP.

Waxaana cisbitaalkan la dhigay kaddib markii 21 qof oo ka tirsan qoyska Al Mahdi ay qaadeen cudurka horraantii bishan.

Saadiq Al Mahdi wuxuu ahaa Ra’iisul Wasaarihii Suudaan tan iyo sannadkii 1989-kii xilliggaas oo xilka looga tuuray afgembigii uu gadh-wadeen ka ahaa madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al Bashiir.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this