Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharaxiinta Ku Shirsan Muqdisho oo Dalab u Diray Deni iyo Madoobe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharaxiinta ku shirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa dalab u diray madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland, war-saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Musharaxiinta, waxaana ku saxiixnaa ilaa 14 musharax, kuwaas oo dalbaday in ay dib u eegis ku sameeyaan guddiyada ay soo magacaabeen.

Halkaan Ka AKHRISO

Halkaan Ka AKHRISO

IMG-20201122-WA0013-1.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this