Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Shir Lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Waddani ku leeyahay Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saaka Xarunta Guud ee Xisbiga WADDANI ka qabsoomay Shirkii  Guddida Fulinta iyo Xog-hayayaasha Xisbiga oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro.
Shirka waxaa warbixinno lagaga dhageystay Guddida Kala saarista iyo soo xulista Musharrixiinta Xisbiga WADDANI, Guddida taskforce-ka ee KDQ qaabilsan, sida oo kale-na waxaa dood, falanqeyn iyo wada-tashi laga yeeshay xaaladda guud ee dalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this