Nina Fox Posted July 21, 2011 Song of my hour: Désolé by Sexion d’Assaut. Heard it song over a year ago in Brussells, and absolutely loved it..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted July 21, 2011 xarfaanko aabo soo qoronaa aakhiro. walee nin aakhiro joogo inuusan hees ku-kabeyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 22, 2011 waad iga raali noqonasa siba shiekha Genius...lol.. laakin maanta hees macaaan oo xasan adan samatar qaaday ayaan dhageestay, bal ila eega Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 22, 2011 Sheekhani wuxuu heesaha ka dhex qabto ha la raadiyo ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 23, 2011 ... One of my Fav Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 23, 2011 Calankii sarreeyee Rabbigay na siiyee Lixdankii la saaroow Samahaaga calanyahow Waataan sannado badan Sidko dhalay ku maalloo Dadka ugu sarraynee. Inkastoo sarsuuriyo Salaw iyo colaadiyo Muddo saxal ku soo maray Ma samrine sadkaygoow Rabbi waxaan ka sugayaa Sidaad beri ahaydiyo Sumcaddaadii waa hore Ku soo noqoto sebenkaad Dayax guudkii saarnayd Oo Soomaali toostaa Gacmaha isa saaraan Oo sidigta maandeeq Sama lagu wadaagaa Saatir aan ku mahadshoo Adoon siigo kugu ool Kaa eegto samadee Kaa eegto samadee Calanyahow surroow Weligaaba saarnoow Rabbi saxarka kaa qaad Aammiin aammiin Rabbi saxalka kaa qaad! Summaddaan lahaynoow Allow aan la sidanoo Cadow layga kaa siin Sagal iyo daruuroow Sahan noo maqnaayoon Ku sugaynay Khayriyo Saadaal barwaaqoow In kastoo sabaannadan Siigaal sidoodii Salaw yaacney badankeen Ma samrine sedkaygoow Rabbi waxaan ka sugayaa Shacabkii salkucu galay Inay soo noqdaanoo Ay sabaad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan Wixii soof la kala dhacay Laysu saamaxaayoo Sebigiyo agoomaha Same loo daryeelaa Saatir aan ku mahadshoo Adoon siigo kugu ool Kaa eegto samadee Kaa eegto samadee Calanyahow surnoow Weligaaba saarnoow Rabbi saxarka kaa qaad Aamiin aamiin Rabbi saxarka kaa qaad Aamiin aamiin Rabbi saxarka kaa qaad Original video: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 23, 2011 Jacaylbaro;735868 wrote: Sheekhani wuxuu heesaha ka dhex qabto ha la raadiyo ,,,,,, loooool, some1 do all of us a favor Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted July 23, 2011 @aaliyyah, walashiis, arinku sheikhnimo ma ehee, waa diinta islamka. inaad deeysay ayeey ila eheed?. lakiin insha allah, you will. ninkaadow, maogtahay, in xitaa dadka qamriga kucabaayo baarka lagula hadli karo, even inside the pub? p.s. since this thread will live long after our death, it might haunt anyone of us who posted a music video as long dad kale eey dhageesanaayaan. allah hanoo sahlo inaan fahano xumaanta music-ta. allahuma amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 23, 2011 Allah Xasan Aadan timihii Afroda ahaa way ka bideen:mad: Aaliyyah walaaley adigaa boqoradii timah ahaayee bal Odeyga labo ama saddex xabo oo ukun ah madaxa u saar timihii ha u soo noqdaan e ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 23, 2011 ^lol eggs meel timihi ka bideen uma maleenayo in ay wax ka tarayaan. Adeer samatar akhiro ba timaha logu so celin doona LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 23, 2011 Anna waxaan is lahaa lixdan sano markaad gaadhid ee timuhu kaa buubaan. No worries Aaliyyah remedy will do the trick. I'm Soooooooo disappointed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 23, 2011 loool you are nuts!..anyways by 60 years old I don't think u care too much if you have hair or not, masjidka in aad iska gasho oo kuufi iska xidhato la qatay ma istidhi lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 23, 2011 Showqi lol I think I found something for you...bal ila eeg .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 24, 2011 Hahahahah bald unbald 01:10-01:20 lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 24, 2011 Saaka tanaan ku soo toosay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites