The Zack Posted June 12, 2008 Sheekadan waxey ka hadleysaa sida dadka qaarkii ay wax walba wax xun uga dhigayaan ama negative u yihiin. Here we go: Qol xunoo ku yaalla xaafad xun oo magaalada dibadeeda ayaa islaan xun oo iska leh ay kiradii igu dalacday. Mushaarkaygii xumaa markuu ku filaan waayay ayaan mid xunoo aan walaalo nahay oo shaqo xun ku haysta Carabaha ayaan idhi war dee wax ii soo ***. In yaroo xun ayuu ii soo diray oo uu iigu soo dhiibay kii xumaa ee ina jaamac ahaa. Galabta ayaa Taxi xun ka soo raacay wasaaraddii xumayd ee aan ka shaqaynayay oo aan aan intii xumayd ee ii soo diray ka soo qaatay kii xumaa ee ina jaamac ahaa. Dee ka dibna suuqii xumaa ee jaadka ayaan soo maray oo aan ka soo qaatay jaad xun oo qaali ah. Makhaayaddii xumayd ayaan ka dibna qado xun ka sii cunay. Islaantii xumayd ee uu qabay kii xumaa ee aan ilmo adeerka ahayn ayaan gurigeedii xumaa fadhiisanay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 12, 2008 ^ . Wax walba waa la xumayn karaa hadii la doono. Anigoo yar baa reer maalin la ii geeyay, markii la iga soo waday aan iri gaajaa i haysa cunto halay siiyo. Markaasa la i waydiiyay, oo reerkii qado kuma siin miyaa? Markasan iri, mayeee baasto xun oo biyo lagu kariyay ay i siiyeen! Bal ma horti aan basto caano lagu kariyay cuni jiray. Ma aragtay ruwayada Somalida, ma xasuusta magaceeda, qofta ka sheekenayso arooskii xalay ay tagtay? Mida leh 'Aroosada waxay u ekayd daayeerad yar' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 12, 2008 Waxaan qabaa in kalmada 'xun' oo sidaa iyo sidaa ah laga heli karo luuqad kasta. Af ingiriisku waa uu qabaayo waa tan aay mar walbaaba ku hayaan f*** this, f*** that, my f****** lanlord wants his f***** money and so on... Annigu waxaan qabaa in 'xun'-ta soomaliga labo micno aay afkeena ku leedahay: 1- xun - wax yar (small in quantity). Tusaale ahaan: "Guriga ayaan hadda dhow bariis xun ka soo cunay. 2- xun - very bad or (f****** woman = islaan waalan ama xun) Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 13, 2008 lol@baasto xunoo biyo lagu kariyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 13, 2008 Masaajid xunno halakanaa ku soo tukaday! qaar yiraa baa jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 14, 2008 ^lol, Salaad xunna armey ku daraan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 14, 2008 lol Zack, alaaba khattar waaye, waan ka qeeliyey runti, Rageedi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 15, 2008 Aniga laftaydu hurdo xun baan xalay seexday, anigoo aad i moodo gaadhi qallibmay baa markaan kacay mid yaroo xun oonu jaar nahay albaabka si xun u garaacay, intuu madaxu i kaxay baan si xun u maagay ilaa uu oday xun oo dariiqa marayay iga kexeeyay. Hadana gaadhi xun oo meesha marayay baa si xun hoonka u garaacay, bakoorad xun oo halkan taalay baa intaan qaaday aan si xun ula dhacay ilaa gaadhigii xumaa jajabay. Connection ka ayaa maalmahan iga xumaa dabadeed waxaan is idhi bal email kii xumaa yara eeg, waabuu shaqaynayay. Ka dib SOL tii xumayd baan is idhi bal isha yara mari waxa ku cusub mise tobic gan xun baaba igaga soo booday ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 15, 2008 Waar naga aamu wax yahoo xun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 15, 2008 loooooool ,,, walee inaan indhahaa xunxun besbaas kaaga shubi , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abaay Heylay Posted June 16, 2008 looool, now your gonna use besbaas, that is girl's job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 14, 2008 Line dheer oo xun baan laba saac ku jiray, Iphone xun baan soo gatoo then kii xumaa ee dukaanka AT&T joogay baa si xun u activate gareeyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 14, 2008 Malaha xun waa fiican side bad is good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted July 15, 2008 You know what else they say or use ...Bahalkii = the beast = the animal or Geedkii = the tree. Ninyaho ma aragatay bahalkii meeshaan yaalay? He wants the remote control not a lion or tiger. Fiiri geedkaas ii soo qabo - he wants you to hand him something not a tree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 15, 2008 Daahyo xun baan isir dhaq ,markaan warey baa stormkii uugu xun baa yimid,waaxd u maleeysa in uu isugagey. Quote Share this post Link to post Share on other sites