Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 16, 2020 Yax yax badnaa oo sharaf dhac ahaa. Askar xun oo dadkaaga gumeystay, boqol sano ka horna ka tagay dunidaan inaa ciidaada ay kugu xasuuqeen aad maanta ku xustid, ku sharaftid...ceebeey tacaal iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted November 17, 2020 16 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Yax yax badnaa oo sharaf dhac ahaa. Askar xun oo dadkaaga gumeystay, boqol sano ka horna ka tagay dunidaan inaa ciidaada ay kugu xasuuqeen aad maanta ku xustid, ku sharaftid...ceebeey tacaal iga dheh. Ma.la.xusaa mase la.ogyahay Daraawiishtii xornima dirirka ugu dhintay la dagaalankii guumaystaha! Mida arinkan Aad u suurta gelisay, askartii Ingriiska uga dhintay waqooyiga Somalia, reerka hada la.dabaaldegaya bay kasoo jeedeen badankoodu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2020 Secessionists wey sasaas haddii la sheego magaca halyeygii Sayidka. It is like telling Dotard in the White House you are a loser, sas ayuu ka qabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 17, 2020 Somaliland was never colonised it was a protectorate. There were only a handful English men in Somaliland. Unlike Somalia which was an Italian colony with over 40.000 setlers. And we know siday webiga uga talaabi jirreen the poor koonfurians. As for the mad mullah the dervishes were only fighting the English from 1899 till 1904. After the ilig treaty they completly surrenderd to Italy. After that they were pure camel raiders. O Mar ba geel ka kaso dhaca. And declaring takfiir on entire clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites