Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Cabdi Xaashi oo dacwad culus u gudbiyey beesha caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya oo maanta qoraal xasaasi ah ayaa dacwad ka dhan ah madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha u gudbiyey beesha caalamka.

Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyey madaxda dowladda dhexe inay ku tunteen shuruucda dalka, islamarkaana ay sifo sharci darro ah u mareen magacaabista guddiyada doorashada.

Sidoo kale wuxuu ka dalbaday wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho inay soo fara-geliyaan arrintaasi, si xal looga gaaro, ka hor doorashooyinka.

Halkan hoose ka aqriso:-

12

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this