Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Mursal oo guddi u saaray saameynta ka dhalatay Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya , Mudane  Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa shaaciyey magacyada guddi loogu talagay in ay baaritaan ku soo sameeyaan saameynta ballaaran ee ka dhalatay cudurka faafa Coronavirus

Sidoo kale guddiga ayaa waxaa looga fadhiyaa in ay soo bandhigaan sida loo isticmaalay dhaqaalaha ay dowlada heshay ee loogu talagalay ka hortaga Covid-19.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

1122

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this