Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Wasiir Beyle oo ka qeyb-galay shirweyne muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay horumarka maaliyadda, dhaqaalaha dalka kadib markii uu kulan qadka internerka ee foggaanka arraga uga qeyb-galay shirkadka Machadka dhaqaalaha ee Stockholm (Stockholm Institute of Economics).

“Sharaf ayay ii tahay in aan maanta ka jeediyay Muxaadiro ku saabsan horumarka Maaliyadda iyo kobaca dhaqaalaha dalka Machadka dhaqaalaha ee Stockholm (Stockholm Institute of Economics) taa oo u qabsoontay hab Online ah.

Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sidoo kale safiirka dowladda swedan ee soomaaliya uga mahadceliyayka qeyb-galka barnaamijka lagu xoojinayo dhaqaalaha Soomaaliya.

“Waxa aan u mahadcelinayaa Safiirka Dowladda Sweden ee u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander oo igu wehlinayay barnaamijka aan uga hadalnay dhaqaalaha Soomaaliya. Ayuu hadalkiisa ku daray wasiirka maaliyadda Dr.Cabdiraxmaan Duceele Bayle.

Ugu dambeytii wasiirka maaliyadda eee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle waxa uu sheegay in Isbadalka saxda ah ee maaliyadda dalka u horseeday kalsoonida iyo taageerada dhaqaale ee Saaxibada Caalamka.

 

124001277_2120345964765989_5294170120152 124017940_2120346678099251_5744996363102 124709199_2120346791432573_6435901733247 125083553_2120346608099258_5892242451677

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this