Sign in to follow this  
Deeq A.

Jadwalka Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta oo Sabti ah shaaciyay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.

Sida ku cad Shaxda jadwalka ka soo baxday Guddiga, waxa Qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madxweyne ku xigeenka Hirshabeelle loo qorsheeyay in ay noqoto 8-9 bishan November 2020.

Hadal-jeedinta Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, ayaa Iyana dhacaysa 10-ka bishan November 2020.

Sidoo kale, Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, waxay dhacaysaa 11-ka bisha November 2020 sida ku cad jadwalka cusub.

3-6.jpg?resize=499%2C666&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Jadwalka Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this