Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo Qoray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay”

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu goordhow soo saaray waxaa uu laaley isla markaana sheegay in aan waddo sharci ah loo marin magacaabista guddiga doorashada dadban ee uu soo saaray ra’isul wasaare Maxamed Rooble.

Guddoomiye Xaashi oo arrintaasi ka hadalaya ayaa yiri : Waxaan caddeyneynaa in aaney dhexdhexaad aheyn oo lagu kalsoonaan karin, xubnaha loo soo xulay guddiyaga doorashada ee Dir waqooyi iyo heer federaal oo ay dowladda federaalka ah soo magacday oo badanookood ila hadda beeluhu aaney garaneyn meel laga keenay”

yra-1.pngqoraalkiisa ku yiri “

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this