Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahino hordhac ah oo kasoo baxaya qarax la sheegay in lala eegtay Wasiirka Cusub ee shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaaliya Duraan Axmed Faarax.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, dhimasho iyo dhaawac ayaa jira.

Wararka ayaa sheegaya in wasiirka iyo askartii la socotay ay ka badbaadeen qaraxa oo dhacay markii uu gudbay waxyar kadib gaarigii ay la socdeen.

la soco wixii soo kordha.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this