Maaddeey Posted June 8, 2010 Arday Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay Jaamacada Islaamiga ah ee Madiina Al-munawara. By Somalimirror on 7 Jun, 2010 5:59 PM in Main, Wararka 3/06/2010 oo ku beegan Khamiistii la soo dhaafay ayaa Xaflad Sagootin ah Magaalada Madiina Al-munawara ee Sacuudiga loogu sameeyey 20 kamida Ardada Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay kuliyadaha kaladuwan ee Jamaacada Islaamiga ah ee Magaalada Madiina( Sawiro ). Xaflada lagu sagootinayey Ardada qalinjabisay ayaa waxa ka soo qeybgalay marti sharaf badan iyo Culimaa’udiin Soomaaliyeed oo uu kamid ahaa Sheekh C/kariin Daahir iyo Mashaa’ikh kale. Aradadan ayaa ka qalinjabiyey 5 Kuliyadood oo kala ah Kuliyada Qu’raanka, kuliyada Xadiiska, Kuliyada Shareecada, kuliyada Dacwah iyo kuliyada Luqada Carabiga. Arada Jaamacada ka qalinjabisay ayaa kakala yimid markii hore America, Eurob, Asia iyo qaarada Africa waxayna ku soo idlaatay Xaflada sagootinta sidii loogu talagalay. Boqolaal Soomaali ah oo haatan ducaad ka ah Dalalbadan oo Caalamka ah sida Soomaaliya ayaa ka soo qalinjabiyey Jaamacada Islaamiga ah ee Manadiina waxaana haatan waxkabarta Ardaykale oo Soomaali ah kuwaas oo intabadan baranaya funuunta kala duwan ee Diinta Islaamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted June 8, 2010 Masha'llah! May they walk the rightious path. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 8, 2010 ^^ Talo Maaddeey ma kugo raacsanahay on this righteous path stuff? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 8, 2010 at least smile for the sawir. Quote Share this post Link to post Share on other sites