Sign in to follow this  
Che -Guevara

A Quickie

Recommended Posts

peasant   

Try tabouli. This is the traditional salad of Lebanon and very popular in turkey as well as it has it roots there. Unlike other salads when it is prepared it can stay in the fridge for a while without getting wet and slimy. The recipe is available all over the net but this one is my favorite one as it has all the ingredients in it and tastes very nice.

 

 

Ingredients:

 

1 bunch parsley (stems removed and finely chopped)

1 medium tomato, chopped (I use roma tomato)

3 tbsp finely chopped onion (white onion)

3 tbsp bulgar, fine grind

½ tsp dried leaf mint (mint is optional)

3 tbsp olive oil

½ tsp salt

juice of half a lemon

Preparation:

 

In a salad bowl, combine all ingredients together. Serve with your favorite meal.

 

http://www.chbc.com/cuisine/tabouli.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hilib shiishiid

Olive oil

Cusbo

Basal

Babarooni

Basbaas cagaar ama guduud ama labadaba

Yaanyo shiidan

Yaanyo shiishiid

Toon

Basil(af-soomaali ku garan maayo)

Oregano "

Coriander "

Baasto(siiba nr 2)

 

00:00 Digsi weyn biyo ku shub, dabkana ku shid.

00:00 Cusbo ku dar

00:10 Basasha iyo babarooniga yaryaree

00:30 Alqaban ku shiil hilibka(olive oil isticmaal

01:30 Ku dar basasha iyo babarooniga welina shiil

02:10 Toonta ku dul burburi, welina shiil

02:40 Ku dar yaanyo shiishiidka iyo hal qaado biyo

02:50 Ku dar cusbo iyo basbaaskaba oo jarjaran

03:00 Ku dar yaanyada shiidan

03:00 Waxan filayaa biyihii inay karkareen hada

03:00 Baastada ku dar biyaha karkaraya

05:00 Alqabankii ku dar basil, oregano & coriander

05:00 Dabka ka yaree fadlan

05:00 Jikada nadiifi, in Illaahay qayr ku siiyo

08:00 Baastada waa diyaar ayaan qiyaasayaa

10:00 Suugadana diyaar ku tiri

10:55 Isku cun adiga iyo intii ku dheerba

15:00 Iga war sii carabka, caloosha iyo maankaba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Habo,you have just made it to the most seeked men's list..Lol

 

Remember to marinate the steak at least over night...

 

erm at the title of this thread. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooL@title...I knew it will grab your attention Habo Jee. Not to toot my own horn, I'm have always in that list..Just ask that someone you know.

 

Thanks for the tip

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Kulaha you knew,aar Habo maxaad uu jeeda dee Abtigaa yuu igaa shakiniin.. :D

 

I too will roast some meat today,hungurii baa igashee markaa steak tiradee..Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^I hate to marinate anything over night...The last time I did, markaan hilibkii sameeyey you could literally taste all the spices - which I didn't like...A simple celintro and garlic does it for me, marinate for an hour or so and I am good to go...

 

EDIT: What is this Habo being thrown around like nanac qori on ciid day? Does that mean I am your Eedo Malika, after all I am Che's Ayeeyo? Mise Habaryar baan kuu ahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

Malika qof kasta habo ayey u tahay as I am adeer to everyone
:D

How come ani adeer ima dhahdid hee? Mise anaaba adi Eedo kuu eh as I am to all the yaruurac on SOL? :D

 

Che, ayeeyo waan kuu faayaa...See ii tahay adi? Bal maanta hadaan Soomaaliya joogi lahaa maa jiko gali leheed, way oo way!!! Laakiin inaa iska baratid wey kuu fiican tahay, hablaha sanadkaan jiro hadeyba rooti toast gareeyaan aaba qeyr la leeyahay... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

@Che :D ,Abtigaa uu ficaan yahay.Dee Dahabshiil buu arintii kaa sugeyee,maxaa dacee Habo? :D

 

Lol.nuune,akhii maxaan dahaa! :D

 

KK,wilku habaryar waan uu ahay,if your his ayeyo dee markasii waxaad tahay my Eedo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Che, waxaad ka wardoontaa ukkun, isbinaaji, bur, iyo sabiib, intaas isku qoosh isku dhax walaaq, the result is superb I tell ye, balaaya waa laga wardoonaa, this dish doesn't have a name, call it no name, I love it.

 

 

Malika, lool ma aqaano waxaad dhihi dee, ukhtii, akhwaan muslimiin arooskiisa eeyaa la qalaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LoooooooooooooL Che: walaahi daacad aan uqoslay qiso igu dhahday aan so xasuustay

 

Digir, Malaay, cambuulo aan cunay habeen ...saqdi dhexe waxi iqabsaday lagama sheekeen karo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this