Sign in to follow this  
Deeq A.

Goormee la qabanayaa doorashada guddoonka baarlamaanka HirShabelle?

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqad ka soo baxday guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka labaad ee HirShabelle ayaa lagu shaaciyey jadwalka doorashada ee guddoonkaasi.

Guddiga ayaa shaaciyey in beri oo ay tahay labada November ay bilaaban doonto qabashada codsiyada musharraxiinta u tartameysa xilka guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen.

Qoraalka ka soo baxay guddiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in khudbadaha musharraxiinta guddoonka baarlamaanka la dhageysan doono 3-da bishaan, kadibana maalinta xigta ee afar bisha la dooran doono guddoomiyaha & ku xigeenadiisa.

Halkan hoose ka aqriso:-

G

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this