Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Todobaadka:Dalalka Muslimiinta ah ee ka dhiidhiyay hadalkii Madaxweyne Emmanuel Macron

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirka Todobaadka:Dalalka Muslimiinta ah ee ka dhiidhiyay hadalkii Madaxweyne Emmanuel Macron

Dibaxayaasha Lubnaan
Dbadbaxayaashan oo isugu soo baxay caasimadda Lubnaan ee Bayruut ayaa watay boorar
Halkaan waa dalka Hindiya oo ay isugu soo baxeen Muslimiinta dalkaas

Booliska Pakistaan ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday dad isugu soo baxay caasimadda dalkaas ee Islaamabaad

Dibaxayaasha Pakistaan
Dibadbaxayaasha ku sugan magaalada Dhaka, ee caasimada Bangladesh

.

Dibaxyada Bangaladhesh
Dibaxyada Bangaladhesh
Dibaxayaal gubaya sawirka madaxweynaha Faransiiska

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this