Saalax Posted October 27, 2020 yaab. Somaliland to deport TikTok star over Somali flag A court in the self-declared republic of Somaliland has ordered the deportation to Somalia of a popular social media star after a video was released of him drinking tea which was decorated with the image of the Somali flag. Africa Live: Somaliland to deport TikTok star over Somali flag - BBC News WWW.BBC.CO.UK A video showed Bilal Bulshawi drinking tea which was decorated with the image of the Somali flag – and more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 27, 2020 Wax la qabto markii la waayo iyo too much shaqo la'aan tanoo kale ayaa dhacdo oo Muuse Muqayil marqaamiinta ku madadaalinaa. Mary Harper of all people who was very sympathetic to secessionists cannot even defend them. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 27, 2020 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Wax la qabto markii la waayo iyo too much shaqo la'aan tanoo kale ayaa dhacdo oo Muuse Muqayil marqaamiinta ku madadaalinaa. Mary Harper of all people who was very sympathetic to secessionists cannot even defend them. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 28, 2020 More marqaan-induced moves that will strengthen the unity position ever more. This also tells 'beesha caalamka' the secessionists fear and worship that Muuse Muqayil wuxuu ku saxiixay shirkii Jabuuti a few months ago inuunan jirin. Fannaanka Qamar Suugaani oo maxkamad la soo taagay + dambiga loo heysto Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xiray halkaasi. Fannaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland. Maxkamaddu ayaa amartay in fannaanka la sii haayo muddo hal todobaad ah, waxaana dib loogu celiyey Qamar Suugaani xabsigii uu ku xirnaa oo ku yaalla magaalada Berbera. Sidoo kale xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa warbaahinta u sheegay in fannaanka loo heysto arrimo la xiriira safarkii uu kuu yimid magaalada Muqdisho. Xariga fanaankan ayaa waxaa aad u cambaareeyey qaar ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sugan magaalada Haregysa iyo ehelladiisa. Inta badan Somaliland ayaa xarig kula dhaqaaqda fanaaniinteeda yimaada magaalada Muqdisho ee ku qabta bandhig faneedyada ama booqashada u yimaada, taas oo si weyn loogu dhaliilo xukuumadda ka jirta Hargeysa ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 28, 2020 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted October 29, 2020 Have u also seen Abuukar Cawaale? The place is becoming a joke Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 29, 2020 6 hours ago, maakhiri1 said: Have u also seen Abuukar Cawaale? The place is becoming a joke Nin wareersan iga dheh. I guess jaad dad ayaa ka taajiray suntiisa, jecleena in bulshada laga baraarujiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted October 30, 2020 I didn't know they watch TikTok in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites