Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo hakisay wada-shaqeyntii ay la laheyd hay’adaha QM

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ku qornaa Luqadda Engilish-ka oo ka soo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Hargeysa ay deegaanadeeda ka mamnuucday dhammaan hay’adaha hoostaga QM.

Qoraalkan ayaa waxaa sidoo kale lagu shaaciyey in Somaliland ay haatan hakisay wixii ka dambeeya wada-shaqeyntii kala dhexeysay hay’adahaasi.

Somaliland ma shaacin sababaha rasmiga ah ee ay u joojisay wada-shaqeyntii kala dhexeysay hay’adaha QM oo mashaariic kala duwan ka fulinayey maamulkaasi.

Halkan hoose ka aqriso:-

Warqadda-2

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this