Deeq A. Posted October 24, 2020 Waxaa goordhow la ansixiyey xukuumadda ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib markii la horgeeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah. Codeyn ka dhacday goobta waxaa xukuumadda ogolaaday 188 xildhibaan, oo ahaa xildhibaannadii maanta yuimid oo dhan. Xukuumadda ayaa la filayaa iney ka shaqeyso doorashada, amniga iyo arrimo kale oo muhiim ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites