Sign in to follow this  
Deeq A.

Taiwan Oo Somaliland Ka Taageeraysa Adeegyada Caafimaadka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Amb. Maxamed Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah cisbitaallada casriga ah ee magaalooyinka Yunlin iyo Changhua ee dalkaasi.

Intii uu ku gudo jiray kormeerka wakiilku, waxa uu kala hadlay sidii Taiwan Somaliland ugala shaqayn lahayd casriyeynta iyo horumarinta adeegyada caafimaad iyo tayeynta shaqaalaha caafimaad ee Somaliland.

FB_IMG_1603178206620.jpg?resize=300%2C16

Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha dalka Taiwan ay sheegtay in Somaliland ay ka taageerayso Caafimaadka madaama gudaha dalka aan waxba lagaga qaban bukaankada qaar oo u baahda Dhakhatar debadeed.

FB_IMG_1603178214278.jpg?resize=225%2C30 FB_IMG_1603178218249.jpg?resize=225%2C30 FB_IMG_1603178199228.jpg?resize=300%2C16 FB_IMG_1603178196492.jpg?resize=300%2C28 FB_IMG_1603178193857.jpg?resize=225%2C30 FB_IMG_1603178190858.jpg?resize=300%2C22

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this