Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 16, 2020 Wasiir amniga iyo nabdsugid ayuu sheeganaayaa, tan iyo bishii toddobaad dalka wuu ka maqnaa because his friend jagada laga qaaday. Saan ayaa wasiir lagu yahay and the only reason he is back is because wasiiro cusub ayaa in la magacaabo laga yaabaa. And of all the countries to spend for three months, he chose Soomaaliya-hating Imaaraadka. Also who hadn't been seen since Luulyo is wasiirka arrimaha gudaha, probably chilling in Turkiga. Wasiirka Amniga Islow Ducaale oo dalka dib ugu soo laabtay Sii hayaha xilka Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo mudooyinkii lasoo dhaafay dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Wasiir Islow Ducaale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo dadweyne kale. Dalka dibadiisa ayuu ku maqnaa Wasiirka Amniga gaar ahaan wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Munaasabada qado ahayd oo loo sameeyay soo dhoweynta sii hayaha wasiirka amniga Maxamed Abuukar Ducaale ayuu ugaga mahadceliyay dadkii ka qeybgalay soo dhoweyntiisa. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted October 17, 2020 Why wasn't he sacked? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 17, 2020 1 hour ago, Holac said: Why wasn't he sacked? 4.5 Quote Share this post Link to post Share on other sites