Siciid1986 Posted July 25, 2009 Tartanka orodka tobanka kiiloo mitir (10km) oo sanadkii labaad lagu qabtay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka gabiley, ayaa shalay lagu qabtay magaalada gabiley. Tartankan waxaa ka soo qayb galay dhallinyaro aad u tiro badan oo ka kala socotay gobolada iyo degmooyinka wadanka kuwaasi oo ay tiradoodu dhammayd 53 qof. Waxa kaalinta koowaad galay Ramadaan Foosi Muxumed oo ka socday gobolka Awdal Kaalinta labaad waxaa galay C/laahi Muuse Shaqale oo ka socday gobolka Maroodi Jeex (Hargeisa) Kaalinta sedexaadna waxaa ku guulaystay Max’ed Xasan Nageeye oo ka socday gobolka Maroodi Jeex (Hargeysa) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted July 25, 2009 i would have beat all of em. ps. good event- but they should be cover their thighs next time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted July 26, 2009 ^^Long distance runner have very slim thighs in general. Very nice event....keep up the good work. Quote Share this post Link to post Share on other sites