Nephissa Posted May 23, 2008 Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo, Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo, Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go, Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye. . Illaahoow naga najee ilaa heerkaas! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted May 23, 2008 Xoogoo waaban wareeree <------Daydreaming here Love story of old ayaa lagaa dhahaa jaceyl Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 23, 2008 It is good I find Xinn's wadaad letter hillarious. I had tumultous time with the man. Finally, I enjoy his creativity. Waad salaaman tahay, Sheikh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 23, 2008 Nuune, yes I spent 21 month in Iceland doing xamaali but I'm now back home sweet home. Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo, Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo, Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go. Message a la old school Walee inay qoftaas naag ku banaan tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted May 23, 2008 Enjoy following gabay guys. Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e Thanks to Dollo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 23, 2008 Originally posted by Ducaysane: Enjoy following gabay guys. Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e Thanks to Dollo.com ^I'm feeling it awoowe. Great thanks Ducaysane. Maa shaa Allah. Somali literature at its best. I will save this one for posterity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 24, 2008 Ayayayayaaay! Thanks Nephthys & Ducaysane alaabta aad meesha soo bandhigteen ayaa wixii kale ee ka horeeyey ka dhigay cantarbaqash iyo malayacni. Shugri o xaajigeedi sirteeda ushegeysa lana dardaarmeysa ayaa tiri: Originally posted by Nephthys: Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo, Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo, Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go, Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye. ..saa markii uu saygii intaa u maqlay ayuu isna iska xog waramay iyo siduu jacaylku ugu baahay. Wuxuu yiri: Originally posted by Ducaysane: Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e Wicked! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted May 24, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Waa markaagii ! SOL odoyaal are generous to share few nuggets of wisdom as it regards to love. Hada waa aniga? LoL. I am sure the wisdom you impart leaves a mark on many, but in this case Xaaji Xiinow, wey idin ka fadhidaa bahashu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted May 24, 2008 ^ I know what you like adi. The language of love thru flowers: Ubax buu sidaa kuula soo ordee! Maad ka aqbali? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2008 @Neph ,,, ka daa dee halkaa ha gaadhsiine qorigaa iyo ubaxu iskuma fiicnee ,,, loooooooool Thank you guys ,,, walee meesha rag iyo haween baa ka soo baxay waraaqaha jacaylka qori kara, fariimaha caashaqana ku diri kara luqad iyo suugaanba ,,,, Ha socoto sheekadu intaan the second love letter ka soo qorayo ,,,,,,,,, yacnii qaybtii labaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted June 1, 2008 Originally posted by Nephthys: quote: Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo, Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo, Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go, Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye. . Illaahoow naga najee ilaa heerkaas! Nephthys, your quote makes me remember some good times. Quote Share this post Link to post Share on other sites