Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somali Love Letters

Recommended Posts

Nephissa   

Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo,

Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo,

Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go,

Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye.

:D:D . Illaahoow naga najee ilaa heerkaas!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Xoogoo waaban wareeree

<------Daydreaming here

Love story of old ayaa lagaa dhahaa jaceyl

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

It is good I find Xinn's wadaad letter hillarious. I had tumultous time with the man. Finally, I enjoy his creativity. Waad salaaman tahay, Sheikh.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Baashi   

Nuune, yes I spent 21 month in Iceland doing xamaali but I'm now back home sweet home.

Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo,

Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo,

Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go.

Message a la old school :DWalee inay qoftaas naag ku banaan tahay

Share this post

Link to post
Share on other sites

Enjoy following gabay guys.

Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo

Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye

Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye

Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin

Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado

Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda

Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin

Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona

Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto

Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo

Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin

Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye

Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay

Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh

Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi

Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye

Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye

Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe

Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e

Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori

Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e

Thanks to Dollo.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by Ducaysane:

^I'm feeling it awoowe. Great thanks Ducaysane. Maa shaa Allah. Somali literature at its best. I will save this one for posterity.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ayayayayaaay! Thanks Nephthys & Ducaysane alaabta aad meesha soo bandhigteen ayaa wixii kale ee ka horeeyey ka dhigay cantarbaqash iyo malayacni.

Shugri o xaajigeedi sirteeda ushegeysa lana dardaarmeysa ayaa tiri:

Originally posted by Nephthys:

Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo,

Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo,

Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go,

Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye.

..saa markii uu saygii intaa u maqlay ayuu isna iska xog waramay iyo siduu jacaylku ugu baahay. Wuxuu yiri:

Originally posted by Ducaysane:

Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo

Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye

Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye

Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin

Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado

Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda

Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin

Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona

Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto

Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo

Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin

Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye

Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay

Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh

Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi

Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye

Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye

Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe

Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e

Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori

Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e

Wicked!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Originally posted by xiinfaniin:

Waa markaagii
:D
! SOL odoyaal are generous to share few nuggets of wisdom as it regards to love.

Hada waa aniga? LoL. I am sure the wisdom you impart leaves a mark on many, but in this case Xaaji Xiinow, wey idin ka fadhidaa bahashu :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ I know what you like adi. The language of love thru flowers:

untitled1.jpg

Ubax buu sidaa kuula soo ordee!

Maad ka aqbali? :D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

:D:D:D @Neph ,,, ka daa dee halkaa ha gaadhsiine qorigaa iyo ubaxu iskuma fiicnee ,,, loooooooool

Thank you guys ,,, walee meesha rag iyo haween baa ka soo baxay waraaqaha jacaylka qori kara, fariimaha caashaqana ku diri kara luqad iyo suugaanba ,,,,

Ha socoto sheekadu intaan the second love letter ka soo qorayo ,,,,,,,,, yacnii qaybtii labaad.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

quote:

Casarkii haddaan weel la culay, caano kugu siiyo,

Cishihii haddaan sarar cusbaale, kugu cashaysiiyo,

Oo waa caafimaad rage haddaan, cagaha kuu duu go,

Asaadan caloosha igu hayn, Caliyow yeelkaaye.

:D:D

. Illaahoow naga najee ilaa heerkaas!
Nephthys, your quote makes me remember some good times. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this