galbeedi Posted October 14, 2020 Let us see if Hassan A. Khayre and his sidekick Sanbaloolshe could win any votes. Looking back, Sanbaloolshe presided to big events that undermined Farmaajo's standing among Somalis in 2017. The huge bomb that killed 500 people in number 4 and the handing of Qalbi Dhagax to Ethiopia. Poor Farmaajo realized the plots of Khayre late in the game including his secret dealings with UAE. At the end money alone would not elect the leader but public opinion as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2020 Khery and Sanblooshe don't have a huge base! Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted October 14, 2020 I thought Sanbloolshe was with Hassan Sheikh. Does he changed horses already or this is another franchise of Hassan Sheikh? The more candidates get in , the chances Farmaajo would rise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2020 There are general associations but pieces move. Xasan, Sanboolishi, CCC, and others seem to be teaming up in Nairobi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2020 Listen to this man and you would understand why Somali 'politicians' are campaigning in Nairobi instead of Somalia, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 14, 2020 Kheyre tagitaankaan uu tagay dhulka Kiikuuyada hofseed ayuu ku galay, taageriyaashiisana u gafay. Qadar iyo Jabuuti ku filnaan weysay filaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted October 14, 2020 Spare us with your hypocrisy, will ya? Since when did it become a sin to campaign in Nairobi? Didn't the master himself a.k.a wadani Farmarjo used to campaign in Nairobi? What has changed? Kkkkk. Don't tell me the maritime because the case was filed by Hassan Culusow and Kenyans were fuming with Somalia while Al wadani Sheikh Farmajo was campaigning in their hotels. Come up with something else that make sense. Also, since when did Khayre become a bad guy? When he was N&N henchman or now when he started campaigning against your master? I say Hassan Khayre has good chance. There are many people who are fed up of Farmajo's incompetence but want continuity in government and he is good candidate for that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 14, 2020 "Waxa uu ballanqaaday Xasan Cali Kheyre inuu xallin doono khilaafka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya” Mid ka mid ah mudanayaashii ka tirsanaa baarlamaanka dalka Kenya Senator Falxad Deeqoow Iimaan ayaa sheegtay in kulan ay maanta la yeesheen qaar ka mid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaanada Soomaalida Kenya in arrimihii ay ka hadleen ay ka mid ahayd muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Senator Falhad Iimaan ayaa barteeda Facebook ku daabacday in kulankoodii quraacda ee ay yeesheen ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu u sheegay in uu yahay musharax madaxweyne kana codsaday inay gacan ka siiyaan sidii uu ugu guuleysan lahaa xilka madaxweynaha Soomaaliya. “Haddii la I doorto waxaan ka shaqeyn doonaa horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya taasina faa’ido ayay u tahay dalka Kenya,”ayuu noo sheegay Xasan Cali Kheyre ayay tiri Falxad. “Waxa uu noo sheegay inuu xoojin doono xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya,waxana uu ballanqaaday inuu xal waara u keeni doono khilaafka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.”ayay sii raacisay Senator Falhad. Ugu dambeyntii Falxad ayaa sheegtay inay ka codsatay musharax Xasan Cali Kheyre in uu ku dadaalo awood siinta dumarka Soomaaliya,maadaama codka haweenka Soomaaliyeed yahay mid la dayacay. Si kasta ha ahaatee Senator Falxad ayaa qoraalkii ay soo dhigtey boggeeda Facebook markii dambe ka saartay iyadoo cudurdaar ka bixisay ereyadii ay ku soo daabacday. “Waxaan ka cudurdaaranayaa qoraal aan soo dhigey barteyda kaasoo ku saabsanaa kulankii aan la yeelanay Xasan Cali Kheyre.”ayay tiri Senatar Falhad. “Qoralkaas ma ahayn mid ka tarjumayay waxyaabihii laga hadlay waxaana aan ka bixineynaa aniga iyo xafiiskeygaba raaligelin dareenka xun ee laga fasirtey qoraalka.”ayaa ka mid ahaa ereyadii cudurdaarka ah ee ay soo daabacday senator Falhad Iimaan. Qoraalkii ay soo dhigtey barteeda Facebook Senator Falhad Deqow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 18, 2020 "zaciim" waa kalmad carabi ah hadaad soomaali u fasirto waa "Hogaamiye" kalmadaas adigoon wax kale ku darin waxay noqon kartaa amaan ama wanaag. Hadii aad ku darto waa aftahan baalaasha la kala baxa si haybadiisu u muuqato markuu hadlayo Iskuma daro hadalka oo wuxuu dhaxaysiiya 60 second si sacab iyo mashxarad loo dhex geliyo ninkaasuna waa zaciim. mowduuceenu halkaas ma'ahan walaalayaal. Aragtidayda Soomaaliya waxay leedahay sirdoon soo kobcaya. Wuxuu u qaybsamaa labo, mid gudaha ah iyo mid dibadda ah. kan gudaha xaalkiisa waan la wada soconaa waa bukaan socod baxnaano u baahan. Midka dibadda aad buu u dhisan yahay waana midka waafaqsan mawduuca Mr.khayre. Sirdoonka soomaaliya ee dibadda wax af soomaali ku hadla uma shaqeeyaan, 7 daqiiqo gudahood yuu kugusoo af-jari. Hadalkaaguna waxuu ka bilaaban markaad tagayso anigoo "Og" asaguuna aamusku ka bilaaban. (Nin anbaday halkuu aaday waa ula ekoonaatay) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted October 18, 2020 What kind of a Somali name is "Falxada"? Is she even Somali? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 19, 2020 12 hours ago, Dahireeto said: What kind of a Somali name is "Falxada"? Is she even Somali? falxado (fortunate) timiro cawrala canbaro samawada iwm. waa magacyada saxda ah, ee soomaalida saxdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites